Monday May 18, 2020
Waa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha? By: Siciid M. Xuseen
Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay.
Comments (1)
To leave or reply to comments, please download free Podbean or
Asc Walal aad baan kaaga mahadcelinaya waraysigaan. Aad baan ugu baahnaa ka waalid ahaan. Allah khayr iyo ajar hakaa siiyo Adiga iyo siciid oo war bixin wacan na siiyey buugana qoray. Shaqo Fiican baad haysaa Allah haku barakeeyo Walal. Mahadsanid
Wednesday Feb 17, 2021
To leave or reply to comments,
please download free Podbean App.